Site icon Qaamuus

ereyga

Awdan

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-dmay, -dantay; -dmi)

Wax buuxsamay ama daboolmay noqosho (meel bannaan ama daloosha).

Awdan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-dnaa, -dnayd)

Wax buuxsamay ama daboolmay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga awdan

awdmid | awdnaan | cawdan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version