Awdmid
Qaabnaxa: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine Isrogrogga:ld awdan¹.
Awdmid
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:(daaw.) Xubin daloosha ee jirka ka mid ah oo wada xiranta ama qaarkeed awdmo; sida xiidmaha, halbowlayaasha iwm.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga awdmid ↴
awdmid halbowle wadne | xinjir-roor |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg