Axgab
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. A. ah: tabarbeelidda nafley tabar beeshay; jirro, gabow, daal iwm awgeed. 2. ld axgabid.
Axgab
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)Nafley jirro, gabow, daal iwm la tabarbeelid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga axgab ↴
axgabid | talaxgab | talaxgab | talaxgabid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg