Site icon Qaamuus

ereyga

Ayoon

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-nno, m.dh)

(kiim.) Atam ama koox atamyo ah oo lumiyay hal ama in ka badan oo elektaroonno ah si ay u yeeshaan saldanab togan (a. togan), ama helay hal ama in ka badan oo elektaroonno ah si ay u yeeshaan saldanabtaban (a. taban). Weliba eeg aayoonayn.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ayoon

kaadi | kaaftoon | ogsidhayn | xaddiditaanka PH | yarayn | aayon | aayoonayn | aayoonka haydarojiin | asiidh |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version