Site icon Qaamuus

ereyga

Ayoon-taban

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nno ..., m.dh)

(kiim.) Ayoon saldanab taban leh, oo sameysma marka atamyada ama molikiyuulada lagu daro elektaroonno. Marka danabsoocidda la sameynaayo, ayoonada taban waxa jiita qotinka togan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ayoon-taban


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version