Site icon Qaamuus

ereyga

Ayoon-togan

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nno ..., m.dh)

(kiim.) Ayoon saldanab togan oo ka dhashay atammo ama molikuyuullo laga xayuubiyey elektaroonno. Marka danabsoociddu dhacayso, ayoon-toganayaasha waxa jiita qotinka taban.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ayoon-togan


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version