Site icon Qaamuus

ereyga

Aysootoonik

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-kyo, m.dh)

(baay.) Waxa lagu sharxaa milannada leh cadaadis isku mid ah. Tus. “Milan”, .01m oo sonkor ah iyo milan .01m oo gulukows ahi waa milanno cadaadis isku mid ah leh”.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga aysootoonik


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version