Site icon Qaamuus

ereyga

Baac

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-cyo, m.dh)

1. Cabbir dhererka u dhaxeeya labada gacmood marka la kala fidiyo. 2. Gacan la fidiyo iyo xabadka inta u dhexaysa.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga baac

waabi | baaci | baacin | baacsad | baacsan | baacsanaan | baacsanaansho | baacsasho | baacsi |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version