Baad
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Hanti qof ama dadkii laga adkaado baxsho. 2. Hadiyad la siiyo qof madax ah.
Baad
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Caws, caleen, xaab iwm oo ay xooluhu daaqaan; daaq. 2. (-dad, m.l) Mid ka mid ah labada garab ee haadda ama dayuurad; baal. baal
Baad
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)Qof laga adag yahay hanti khasab uga qaadid.
Baad
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)Hooy ka dhixid (qof ama xoolo).
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga baad ↴
baabaha masiixiga | qaabile-kiimikaad | yabooh | yaboohi | baadari | baaddad |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg