Baadi
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. (m.u) Wax lumay sida xoolo, lacag iwm. 2. Qof ka weecday waddada toosan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga baadi ↴
yabooh | yaboohi | baadibixiye | baadibooliye | baadicarar | baadid | baadid | baadiddoon | baadiddoon |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg