Site icon Qaamuus

ereyga

Baadiddoon

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. B. ah: cid baadi luntay raadinaysa. 2. ld baadiddoonid. baadiddoonid

Baadiddoon

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-nay, -ntay)

1. Raadin wax lumay la raadiyo. 2. Baadi raadin. ld baadiggoob². baadiggoob

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga baadiddoon

baadiddoonid | baadiddoonis | baadiggoob | baadiggoob | baadiggoobid | baadiggoobis | basle | goob |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version