baafi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)Baadi, dad badan weyddiin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baafi ↴
yaboohi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Baadi la hayo shir ka baafin. 2. Yabooh weyddiin.
baafin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg baafi. ld baafis. baafi, baafis
baafis [m.l]
ld baafin. baafin
haybaaro [m.dh]
Baafinta la baafiyo wax lumay.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg