Site icon Qaamuus

ereyga

Baalal

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Dad daawanaya cayaarta xayaadka. 2. (w) eeg baal¹.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga baalal

haad | haadahaade | ayax | ayeeyolugdheer | baalalley | baalfallaar | baalquraanle | booddo | dhiidhiiyo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version