Site icon Qaamuus

ereyga

Baalash

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Rinji midabbo badan leh oo gasacado yaryar ku jira oo kabaha la mariyo, luujito. 2. Burush.

Baalash

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-shay, -shtay)

Kabo luujito marin. ld baalashee.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga baalash

daaf | xabaalasho | aboodi | baalashee | baalasheyn | baalashid | baaldhiig | caddadhuuni |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version