Baaldi
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-iyo, m.dh)1. Weel caag ama bir ka samaysan oo af ballaaran iyo siddo la qabsado leh oo biyaha lagu shubto ama lagu qaato. 2. Weel macdan ka samaysan, abbur iyo siddo la qabsado leh oo caanaha lagu shubto; jeeg.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga baaldi ↴
baaldillaacsad | baaldillaacsasho | baaldillaacsi | baaldillaacso | dalaw | dalow |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg