Site icon Qaamuus

ereyga

Baalfallaar

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Shinbir dhabarka ka cad, calooshana madow ciiro bus ah ku leh, oo dabo ganto ah iyo baalal dhadheer oo u eg kuwa fallaarta leh.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga baalfallaar


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version