Site icon Qaamuus

ereyga

Baaliyow

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-oobay, -owday; -oobi)

1. Baali noqosho (naag). 2. Wax duug ah noqosho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga baaliyow

baaliyoobid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version