Site icon Qaamuus

ereyga

Baallacad

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ddo, m.l)

Nooc warmaha yaryar ka mid ah oo aan caarad dhuuban lahayn, lehna af ballaaran iyo tiir weyn.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga baallacad


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version