baanin
(m.f.dh)eeg baani.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baanin ↴
bambaanin [m.f.dh]
eeg bambaani.
maliili [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Jirro cid maliil ka dhigid. 2. Cid bugta baanin. ld mariili.
waldabaanin [m.f.dh]
eeg waldabaani. ld waldabaanis.
xaraari [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Qof buka ama dhaawac ah baanin. 2. ld kharaari. Wax qaraar ka dhigid.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg