Site icon Qaamuus

ereyga

Baano

Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3 Isrogrogga: (-ntay, -natay)

1. (f.g) Qof buka ama dhaawac ah baan siin. 2. (f.mg) Qof bukaan ama dhaawac ka bogsasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga baano

baanasho | bambaano | banbaano | iskubaano |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version