Baansiin
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Saliidda shidaalka ee cayriin marka la sifeeyo qeybaha ka soo baxa middood oo aan midab lahayn dabkana qabsan og oo loo isticmaalo shidaal ahaan; batrool. ld baansiino, baasiin, baasiino, bansiin, bensiin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga baansiin ↴
baansiino | baasiin | bansiin | batrool | bensiin | bensiin | holce |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg