Baanso
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Geed leh laamo dhaadheer oo xubno leh oo sida dhuumihii dhexda ka daloola, waxaana loo isticmaalaa dhismaha, samaynta dambiilaha qaarkood, iwm; qaysaraan.
Baanso
Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-saday, -satay)Qof buka ama dhaawac ah baan siisasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga baanso ↴
abbaanso | baansasho | qabbaanso | qurbaanso |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg