Site icon Qaamuus

ereyga

baaqe
(m.l) (-qayaal, m.l/dh)

1. Nooc kalluunka ka mid ah oo aad u yaryar; cayddi. 2. Qof (ama wax) wax baaqaya.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baaqe

dubaaqee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-qeeyay, -qaysay)
Cid dubaaqo gaarsiin.

sardiin [Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective]
Huduf; baaqe. sare s. Meel korreysa ku sugan; sarreeya.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version