Baarbitureyt
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-tyo, m.dh)(daaw.) Mid kastoo ka mid ah koox dawooyin ah oo laga sameeyey barbituurig aasidh taaso hoos u dhigta shaqada maskaxda.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga baarbitureyt ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg