Baarri
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-iyo, m.dh)1. Qof waalidkii iyo Eebbaha u dhegannugul. 2. Qof dabeecad wanaagsan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga baarri ↴
baarrimasho | baarrimo | baarrinnimo | muddeec |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg