Baaskiil
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-llo, m.dh)Gaadiid laba lugoodle ah, aan matoor lahayn oo lagu socodsiiyo lugaha. ld Bushkuleeti, bushkaleeti.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga baaskiil ↴
bushkuleeti |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg