Site icon Qaamuus

ereyga

Baatulan

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-lmay, -lantay; -lmi)

Wax la baatulay noqosho (hanti).

Baatulan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-lnaa, -lnayd)

Wax la baatulay ahaansho (hanti).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga baatulan

baatulmid | baatulnaan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version