Baawee
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-weeyay, -weysay)War qarsodi ku haboon faafin. Tus. “Cali ayaa dadkii nagu baaweeyey”.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga baawee ↴
baaweyn |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg