Baayac
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:ld baayacid.
Baayac
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-cay, -cday; -yici)Wax ganacsi u yaal qiimahooda weyddin; gorgorin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga baayac ↴
baayacad | baayacasho | baayacmushtar | baayacmushtar | baayacmushtari | baayacmushtarid | baayaco | baayactamid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg