Site icon Qaamuus

ereyga

Babac

Qaabnaxa: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine Isrogrogga: (-cyo, m.l)

1. Daaddagga buurta ama taagga; hoobad. 2. Si aan toos ahayn ee wax loo dhigo. 3. ld babcid.

Babac

Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1 Isrogrogga: (-bcay, -bacday; -bci)

1. (f.g) Wax si dadab ah u dhigid. 2. (f.mg) Ka b.: wax jaho uu ku toosnaa ka weecin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga babac

babacdhig | babacdhig | babacdhigid | babactamid | babactan | babactan | babcid | dadab |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version