Site icon Qaamuus

ereyga

Babbi

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Si dab loo ololiyo ama wax kulul loo qaboojiyo, hawada ku xeeran babbis ku dhaqdhaqaajin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga babbi

ambabbixi | ambabbixid | ambabbixin | ambabbixis | babbin | babbis | babbisjinni | biligbilig | dababbixid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version