Bacad
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-ddo/-dyo, m.dh)1. Dhul bacaad buuxiye oo lamaddegaan ah. 2. Midab caddaan ah oo mid kale oo yari ku dhafanyahay oo geelu yeesho. 3. Meel kulul oo qorraxda hayso.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga bacad ↴
raabacad | bacadle | dabacadde | dabacaddeeye | dhiidhiin | fatuux | garbacad | jimbacad | kabacad |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
