Site icon Qaamuus

ereyga

Bacadle

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-layaal, m.l/dh)

1. Ganacsade meel bannaan oo aan dhisneyn wax ku iibsanaaya. 2. Meesha bacadluhu wax ku gato. 3. Awr rarey ah oo xoog badan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga bacadle


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version