Bacaraar
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rro, m.dh)1. Sanka qeybtiisa sare ee dhuuban. 2. Sanka intiisa hore oo aan lafta lahayn.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga bacaraar ↴
sambacaraar |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg