Bacaw
Qaabnaxa: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine Isrogrogga: (-wyo, m.dh)Qof la baaseeysto oo la aaminsanyahay in uu nasiibdarro wato.
Bacaw
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Nooc quraanyada ka mid ah, midab cas leh, kooxkooxna u socota, aad u qurmoon oo yacayda cunta.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga bacaw ↴
saancaddaale |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg