Site icon Qaamuus

ereyga

bacle
(m.l)

Geed nagaar aan qodax lahayn oo dhirta daawada ka mid ah.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh bacle

bacleel [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-eelay, -eeshay)
Si gudub ah wax u eegid.

bacleelid [m.f.dh]
eeg baacleel.

labaqalbacle [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate] (-layaal, m.l/dh)
(c.nafl.) Miro laba beer leh.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version