Site icon Qaamuus

ereyga

Bacran

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-amay, -antay; -ami)

Wax dildilaac yeeshay noqosho (muraayad, laf, derbi iwm).

Bacran

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Wax dildilaac yeeshay ahaansho (muraayad, laf, derbi iwm).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga bacran

jab | bacramid | bacranaan | bacranaansho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version