Bacrimane saygot
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-ooyin ..., m.l)(baay.) Gaamayt dheddig oo bacrinsan: waa maxsuulka is kudarsanka bu'da ugxanta iyo xawada ama boodh faxalka.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga bacrimane saygot ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg