Site icon Qaamuus

ereyga

bacrimiye
(m.l) (-yayaal, m.l/dh)

1. Daawo digo iwm oo dhul lagu shubo si bacrin looga dhigo. 2. Unug tarmineedka lab marka uu dhex galo unug tarmineedka dheddig.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh bacrimiye

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version