Bacrin
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Dhul carrasan oo wax ka soo bixi ogyihiin; ugbaad.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga bacrin ↴
laas | ontoogoni | ugxandhalid | uurjiif | aqoon-beereed | bacrimane saygot | bacrimee | bacrimiye | bacrin-la'an |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg