Site icon Qaamuus

ereyga

Bad

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

ld bed³.

Bad

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-do, m.l)

1. Biyo badan, dhanaan oo dhulka intiisa badan ku rogan; maanyo. 2. Goobta lagu ciyaaro turubka. 3. B.da gabayga: baabka gabayga.

Bad

Qaabnaxa: Fal Gudbe/Labagudbe1 | Verb Transitive/Bitransitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)

1. (f.g) Cid wax dhibaato leh oo aysan raalli ka ahayn ku jirrabid. 2. (f.lg) ld bid.
Tabadiin*

Tuunada Tabadiin (yellowfin Tuna) waa nooc ka mid ah tuunada (Tuna) oo laga helo biyaha caaryada ah ee kulaalayaasha iyo badaha kulaala hoose ee adduunka oo dhan.


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Hadal badan bar waa been*

Hadal badan bar waa been


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Hadal badan bar waa been*

Hadal badan bar waa been


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Hadal badan bar waa been*

Hadal badan bar waa been


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga bad

aad | aafo | aafow | aaho | aakib | ba | ba' | ibadaboole | ibadaboolo | ta |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version