badidhace
(m.l)(xis.) Walaxda ama qiimaha leh rakaadka ugu sarreeya ee daato.
badidhace
(m.l) (-cayaal, m.l/dh)1. Waxa uu sheegaa laba dhinac ee geesole oo wadaaga gees. 2. Waxa uu sheegaa laba xaglood oo wadaaga gees iyo dhinac. 3. Laba weji oo ka mid ah wejiyada salxaale oo uu ka dhexeeyo geftin wadaag ah.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh badidhace ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg