badiil
(m.l) (-llo, m.dh)Qalab loo adeegsado carro qaadidda oo ka kooban bir yar ballaaran, godan iyo daab la qabsado. ld badeel.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh badiil ↴
badeel [m.l]
ld badiil.
majarafad [m.dh] (-do, m.l)
Qalab ka kooban bir af ballaaran iyo daab dheer oo qori ah oo sida badan loo adeegsado ciid qaadidda ama qufidda; badiil.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg