Site icon Qaamuus

ereyga

badmar
(m.l) (-rro, m.dh)

Qof safarro badeed oo badan ka qeybgalay. ld badmareen.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh badmar

badmareen [m.l]
ld badmar.

badmarid [m.dh]
Safarka biyaha dushooda ama hawada dhexdeeda.

kaarto [m.dh] (-ooyin, m.l)
(juqr.) Khariidad nooc ay doontaba ha ahaatee; amase khariidad loogu talaggalay inay caawiso badmareennada.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version