badnaan
(m.f.dh)1. ld badnaansho, badni. eeg badan². 2. (fk) Ugu b.: ugu weyn, ugu sarraysa.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh badnaan ↴
afbadnaan [m.f.dh]
eeg afbadan. ld afbadnaansho.
afbadnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld afbadnaan.
alluumiiniyam [m.dh]
(kiim.) Bir firfircoon oo jilicsan, waana curiyaha labaad ee ururka (III) ee tusaha kalgalka curiyayaasha. Wuxuu leeyahay ratibaadda elektaroonnada ee niyuun iyo saddex elektaroon oo dheeraad ah oo ku jira heertamarka ugu sarreeya. Alluumiiniyantu waxay ku jirtaa macadanno badan; waa curiyaha ugu caansan biraha ku jira oogada dhulka, waana ka saddexaad xagga badnaanta.
badi [f.g/mg1/2] (-iyay, -iday/-isay; -iyi)
1. (f.g) Wax in go'an ahaa, in kale oo la nooc ah ku darid. 2. (f.mg) Ka b.: cid tartan kaga adkaan. 3. Ka b.: wax, cid uga aqoon badnaan; ka rayn. 4. Ka b.: wax intii loo baahnaa in ka badan ku darid. Tus. “Shaahii sonkor buu ka badiyey”.
badnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
eeg badnow. ld badnaan (1).
badni [m.dh]
ld badnaan (1).
dabaylbadnaan [m.f.dh]
eeg dabaylbadan. ld dabaylbadnaansho, dabaylbadni.
dabaylbadnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld dabaylbadnaan.
dhugbadnaan [m.f.dh]
eeg dhugbadan. ld dhugbadnaansho.