badow
(m.l)(badow /-wyo, m.dh) 1. Qof degaanka uu markaa joogo aqoon yar u leh. 2. Qof aan ilbax ahayn.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh badow ↴
badownimo [m.dh]
Badow ahaansho.
badwi [m.l]
(badwi/-iyo, m.dh) ld badow.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg