badraan
(Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine) (-nno, m.dh)Qof isla weyni iyo kibir badan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh badraan ↴
badraannimo [m.dh]
Batraan ahaansho.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg