Site icon Qaamuus

ereyga

badsad
(m.l)

ld badsasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh badsad

badsasho [m.f.dh]
eeg badso. ld badsad, badsi.

beriberi [m.l]
(daaw.) Cudur ka yimaada cunnoxumo gaar ahaan fiitamiin B1 la'aan. Waxuu ku badanyahay dadka badsada cunidda badarka ama bariiska la tumay. Kaasoo xuubka laga qaaday, xuubka waxa ku badan fiitamiin B1.

buuriyahan [m.l] (-nno, m.dh)
1. Qof sigaarka aad u cabba. 2. Qof tubaakada cuniddeeda badsada.

gurran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Qof adeegsiga gacanta bidix ku badsada ahaansho.

macsilow [m.l] (-wyo, m.l)
(dii.) Nin macsida badsada.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version