badsi
(m.l)ld badsasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh badsi ↴
nabadsii [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iiyay, -iisay)
Laba qof ama laba qolo oo dagaallamay heshiisiin; nabadayn.
nabadsiin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg nabadsii.
badsasho [m.f.dh]
eeg badso. ld badsad, badsi.
qabadsii [Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2] (-iiyay, -iisay)
1. Wax, wax kale ku dhejin. 2. Cid wax xafidsiin. 3. Wax, wax kale ku dirid. 4. Cudur isku daarasho.
qabadsiin [m.f.dh]
eeg qabadsii.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg