Badso
Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-saday, -satay)1. Wax la haystay in kale oo la nooc ah ku darsasho. 2. Qof, qeybtiisii in ka badan qaadasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga badso ↴
badsasho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg